Maamulka Iyo Waxgaradka Gobolka Awdal Oo Amaro Culus Kasoo Saaray Abniga, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Iyo Waxgaradka Gobolka Awdal Oo Amaro Culus Kasoo Saaray Abniga,
January 10, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Maamulka gobolka awdal oo ay weheliyaan madaxdhaqameedka iyo ganacsatada gobolku ayaa ka hadlay xaalada guud ee gobolka iyagoo sheegay in aanay cidi banana baxyo abniga wax lagu yeelayo aanay ka samayn Karin gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS