Maamulka Degmada Wajaale Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wadada Halbowlaha Ah Ee Isku Xidhaysa Somaliland Iyo Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wadada Halbowlaha Ah Ee Isku Xidhaysa Somaliland Iyo Itoobiya
January 27, 2024 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada wajaale ee gobolka gabiley ayaa maanta sirasmi ah udhagax dhigay dhismaha wadada halbowlaha ee magaalada dhexmarta taasi oo ay baahi wayn uqabeen shacabka magaalada wajaale taasi oo isku xidhaysa itoobiya iyo somaliland

Sidoo kale gudoomiyaha degmada wajaale cawil ayaa ka warbixiyay dhismaha wadadan oo dhan 2km taasi oo hore dhismaheegu ugu qabyoobay maamulkii hore ee degmada

Dhanka kale gudoomiyaha degmada wajaale ayaa shacabka magaalada wajaale uu baaqay in ay ka qayb qaataan dhismaha wadadan oo dhaqaalaha ku baxayaa uu ka baaxad way yahay awooda maamulka degmada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS