“Jaran Jarada Udhaxaysa Xukuumada Iyo Guurtidu Waa Wakiilada, Markaa Madaxwaynuhu Waxay Ahayd, In Uu Golaha Wakiilada Ku Celiyo” Axmedyaasiiin Sh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Jaran Jarada Udhaxaysa Xukuumada Iyo Guurtidu Waa Wakiilada, Markaa Madaxwaynuhu Waxay Ahayd, In Uu Golaha Wakiilada Ku Celiyo” Axmedyaasiiin Sh.
January 24, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenkii hore ee golaha wakiilada Somaliland axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ka hadlay khilaafka udhexeeyay golayaasha wakiilada iyo guurtida Somaliland iyo xeerkii uu madaxwaynuhu kusoo celiyay golaha Guurtida

Sidoo kale Axmed yaasiin sheikh cai ayaanle ayaa sheegay inaanay sharciyan sax ahayn in madaxwaynuhu golaha guurtida kusoo celiyay xeer ay usoo gudbiyeen golaha wakiiladu balse uu kusoo celin karo golaha wakiilada,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS