|
|||||
WAJAALE NEWS
Jabuuti Oo Shir Deg Deg In Ay Iskugu Yimaadaan Ugu Baaqday Madaxda Urur Goboleedka Igad Iyo Arimaha lagaga hadli doono!
January 12, 2024 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha Dalka jabuuti ayaa in ay shir degdeg ah iskugu yimaadaan Ugu Baaqday dalala ku jira urur goboleedka igad kaasi oo lagaga arinsan doono xaaladaha siyaasadeed ee kusoo kordhay Geeska Africa. Shirkan ay ku baaqday dawlada jabuuti ayaa lagaga arinsan doonaa heshiiskii dhexmaray Somaliland itoobiya kaasi oo sas ku riday maamulka somaliya ayna ka dhalan karaan khilaaf saameeya geeska oo u dhexeeya somaliya iyo itoobiya. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Bandhigga 14aad Ee Bugaagta Hargeysa Oo Maanta La Daah-furay Iyo Arrimo Xiiso leh Oo Sannadkan Ku Cu... DAAWO; Nasashada Ciida Iyo fanaanada Hani Uk Oo Soo Saartay Heesta Cusub Ee “Igahoo Kalgacal Igahoo... Daawo: Guddoomiye Cirro Oo Sheegay Inuu Iska Casili Doono Xildhibaanada Kana Hadlay Isdaba Marin La ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|