|
|||||
WAJAALE NEWS
Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Sambiya Oo Taageeray Heshiiskii Somaliland Iyo Ethopia!
January 6, 2024 - Written by Editor:JAALIYADDA SOMALILAND EE CENTRAL AFRICA DALKA ZAMBIA. Haddii aannu nahay Guddida Jaalliyadda Somaliland ee dalka Zambia 00 aa centralka Afrika, o ka wakiil ah dhammaan muwaadiniinta u dhalatay. Jamhuuriyadda Somaliland ee ku dhagan Zambia, Afrika. waxaannu si kal iyo laab ah u taageeraynaa heshiiska taariikhiga ah ee iskaashiga Somaliland iyo Ethiopia, waxaanuna ku hambalyaynaynaa garashadaas Madaxweynaha JSL. Mudane Muuse Biixi Cabdi, Ethiopia na waa dal jaar ah oo aan wax badan iska kaashan karro. Dadka reer Somaliland waxy garanimadooda u xooreen jacayl ay u gabeen inay midoobaan umadda Soomaaliyeed ee ay ka mid yihiin kuwaas aynu kala laalaadnay 33-ka sano ee garan waayay celiya abaalkii, maantana innoo muujiyay wajigooda dhabta ah ee Xamar ka gaylinaya ee garsan waayay nacaybka ay Somaliland iyo reer wogooyi u gabaan. Soof daran habaw kadib, waxay innagu qaadatay wakhti badan, halgan dhiig u daatay iyo burbur baahsan, inaan dib usoo dhicinno maandeeq 18 May 1991, illaa haddana waxaan dadaal ugu jirraa ictiraaf calami ah. Sidaas awgeed, dadweynaha reer Somaliland waxaanu u sheegaynaa waad la kulanteen nabsigii xorriyadda aad u lumiseen kuwii iyaguna idiin bixiyay Soomaalidi khaldantay 1960, ee haddaba maantaba wax ku gaata wixii dhacay iyo waayihii la soo maray 00 ka tashada aayihiina. Ictiraafku waa waxaa kaliya ee badbaadin karaya jiritaanka dalka yo mustagbalka dadkiisa dhalinyarada u badan ee dal iyo dibed ba jooga. Dawladda Koonfur Afrika oo an iyaga taariikh wadaagnana, waxaannu ugu baagaynaa inay nogoto dalka labaad ee ka badheedha agoonsiga Somaliland gaaradda Afrika. Jaliyadda Somaliland ee South Africa Markasta waxy taageer an tahay guulaha uu garanka JSI u gaadho Waxaanu ugu baageyna Shacabka JSL Meelkastoy Joogan inay Guusha Taariikhiga ah Ee garankeena usoo hoyatay ay si diran usoo dhaweeyaan difaaca garankan wax kasta ka horeysiiyan wad aragtaan sida looga geyliyey Guusheena Aaf English Trujumaada we are the Somaliland Committee in Zambia , representing all citizens originating from the Republic of Somaliland residing in zambia, we express our full support for the historical agreement of cooperation between Somaliland and Ethiopia. We also extend our congratulations to President Muse Bihi Abdi, and we acknowledge Ethiopia as a friendly nation with whom we share many connections. The people of Somaliland have shown extraordinary resilience and love, uniting with the Somali nation for more than 33 years since reclaiming their independence on May 18, 1991. Despite facing challenges, they have dedicated much time to rebuilding, undertaking significant efforts, and achieving remarkable progress. Until now, their relentless pursuit of international recognition continues. In this way, the people of Somaliland want to convey that you have remembered the sacrifices you made for the Somalis who suffered in 1960, and now, continue to endure the events and challenges that have shaped our history. Recognition is the only factor that can truly contribute to the development and future of the many youth in the country and abroad. The Government of Zambia, as we share a historical connection, urges that it becomes the second country to recognize Somaliland within the African nations. The Somaliland Community in Zambia consistently supports the achievements the Republic of Somaliland is making under the leadership of President Muse Bihi Abdi. We encourage the people of Somaliland to maintain their resilience in commemorating the historical success that our nation has attained, as we witness the way they celebrate their victories. Sincerely AB UI-AHI H. FARAH THE FOUNDER/CHAIRMAN JUDDOOMIYHA JAALLIYADDA SOMALILLAND EE DALKA ZAMBIA +280777851 967/WHATSAPP MUHAMMAD A.FARAH. JUDDOOMIYHA JAALLIYADD SOMALILLAND EE DALKA ZAMBIA SECRETARIAT/ XOGHAYAHA EE JUDDOOMIYA 1+260958035957/MUSTAFAFARAH 1 8@GMAIL. COM Related posts:Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu Hogaaminaayey Meel fagaare ah Kala Hadlay Shacbiga ku Dhaqan... Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Addis Ababa Kulan Kula Qaatay Madaxweynihii Hore Ee South Afric... Xukumadda Somaliland Oo Itoobiya Uga Mahadcelisay Deeq Waxbarasho Oo Ay Siisay Arday Reer Somaliland... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|