|
|||||
WAJAALE NEWS
“Heshiiska Itoobiya La Gashay Somaliland Waxa Uu Abuurayaa Fursado Badan Oo Horumarineed”Lawrence Freeman.
January 5, 2024 - Written by Editor:Lawrence Freeman oo u dhashay dalka Maraykanka oo u dhuun daloola siyaasadda iyo dhaqaalaha Afrika ayaa sheegay in heshiiska Itoobiya iyo Somaliland uu tusaale wanaagsan u yahay horumarka qaaradda. Itoobiya waxa ay Somaliland la saxeexatay heshiis u ogolaanaya in laga galo iridaha badda. Heshiiska ayaa waxaa u saxiixay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Heshiiska ay Itoobiya la gashay Somaliland waxa uu abuuri doonaa faa’iidooyin labada dhinac ah iyo fursado horumarineed oo ballaadhan, sida ay qabaan khubaradu.
Related posts:Badhasaabka Gobalka Maroodi-Jeex Oo Ka Hadlay Dilkii Arxan Darada Ahaa Ee Kadhacay Magaalada Hargays... "Qolada Subeer Awal Raga Makala Reebaan, Muuse Biixina Waa Kuwii Raga Ka Reebi Kari Waayay”.Buur-mad... Ku Xigeenka Duqa Hargeysa Oo Kulan La Yeeshay Iskaashatooyinka Kala Duwan Ee Hargeysa Ka Shaqaysta, ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|