|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Qodobo Muhiim Ah Oo Lagu Xalin karo khilaafka Cusub Ee Doorashooyinka.
January 23, 2024 - Written by Editor:Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in la dejiyo xaaladda khilaafka cusub ee Doorashooyinka Somaliland. Guddoomiye faysal, ayaa ku taliyay in shirguddoonka Wakiillada iyo Guurtida Somaliland arrintan heshiis ka gaadhaan. Akhri qoraalka guddoomiyaha. Xalka maanta laga ga baxaayo khilaafka cusub . Dalkona Ku badbaadiyo 1- Ha la joojiyo hadalada xanafta leh Ee miidiya la isku marinayo
Related posts:Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Guddoomiyey Shir Lagaga Arrinsanayo Sidii Loogu Gurman Lahaa Go... Guddida Cadaaladda Jsl Oo Magacaabis, Dalacsiin, Bedal, Iyo Aqbalaad Shaqo Ka Tagid Ku Sameeyay Gudd... DAAWO; Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan D/Hoose Ee Hargeysa Cashuurta Ma Danyarta Ayuunbay ka Qaadaa? COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|