Gudoomiyaha Urur Siyaasdeedka Mideeye Oo ka Hadlay Xilka Safiirnimo Ee Uu Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasdeedka Mideeye Oo ka Hadlay Xilka Safiirnimo Ee Uu Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay!
January 26, 2024 - Written by Editor:

DUBAI(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Mideeye Cismaan Maxamed Badmaax ayaa ka dareen celiyay xilka safiirka Somaliland ufadhiya isku taga emaaraadka carabka ee uu madaxwaynaha Somaliland umacagaabay maalintii shalay

Gudoomiyaha ururka mideeye ayaa soo dhaweeyay xilka loo magacaabay isagoo sheegay in ay muhiim tahay in aad qarankaaga ushaqayso hadii laguu igmado.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS