HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Muj cabdilaahi Iimaan Dirawal oo kamid ahaa uraradii kazoo horjeestay xeerka isasaarka doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada ayaa kahadlay mawqifka ururkiisa ee ansixinta xeerkan oo maalintii shalay ay meelmariyeen golaha guurtida jsl