Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ka Waramay Gudi Isku Xil Saartay Xal Uhelida Khilaafkii Udhexeeyay Golaha Wakiilada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ka Waramay Gudi Isku Xil Saartay Xal Uhelida Khilaafkii Udhexeeyay Golaha Wakiilada!
January 27, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland ayaa fadhigii maanta ee golaha mudanayaasha ku wargaliyay xildhibaano golaha katirsan oo isku xil saaray dhexdhexaadinta khilaafkii udhexeeyay wakiilada iyo guurtida ee ka dhashay ansixinta xeerkii isasaarka doorashooyinka

Sidoo kale xildhibaan jirde oo kamid ah mudanayaasha isku xil qaamay xalinta khilaafka labada gole ayaa faah faahin kasii mudanayaasha.

HALKAN KA DAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS