Golayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Jsl Oo Heshiish Ka Gaadhay Khilaafkii Udhexeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Ay Soo Saareen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Jsl Oo Heshiish Ka Gaadhay Khilaafkii Udhexeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Ay Soo Saareen!
January 31, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shir Gudoonka labada gole ee wakiilada iyo guurtida Somaliland ayaa soo afjaray khilaaf udhexeeyay labada gole ee ka dhashay xeerarkii isasaarka doorashooyinka jsl

Sidoo kale shir gudoonka labada gole ayaa soo saaray qodobada ay ku heshiiyeen ee lagu soo afjaray khilaafkii udhexeeyay!

COMMENTS
LINKS