|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Oo La Horkeenay Odoroska Miisaaniyada Qaranka Jsl Ee 2024 Iyo Wasiir Sacad Oo Faah Faahin ka Bixiyay!
January 13, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii maanta lagu horkeenay Odoroska Miisaaniyada qaranka ee 2024 Sidoo kale wasiirka wasaarada maaliyada Dr sacad Cali Shire ayaa faah faahin ka bixiyay cadadka ay ka kooban tahay iyo caqabadaha sanadkan ku yimid odorashada miisaaniyada jsl oo uu sheegay in ay saameeyeen xaaladaha colaadeed ee dunida ka taagan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Caydiid Ilka Xanaf Oo Laga Reebay Liiska Musharixiinta Somaliya Kuna Soo Jeeda Magaalada Harga... Ururka Dawladaha Hoose Ee Magaalooyinka Somaliland Oo Kulan Ay Yeesheen Hogaan Cusub Ku Doortay. Daawo:C/raxman Saylici Oo Luuqadii Muuse Biixi Kula Hadli Jiray Reer Berbera Kula Hadlay Reer Ceerig... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|