|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Jsl Oo Diiday Xeerkii Guurtidu Waxka Badalka Kusoo Samaysa, Ansixiyayna, Xeerkii Isa saarka Ee Ay Hore Ay Guurtida Ugu Soo Gudbiyeen!
January 15, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod ku meelmariyay xeerkii isasaarka doorashooyinka ee ay iyagu hore usoo curiyeen Sidoo kale mudanayaasha Golaha wakiilada ayaa diiday in ay meel mariyaan xeerkan isasaarka doorashooyinka oo ay golaha guurtidu waxka badal kusoo sameeyeen soona ansixiyeen HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Muuqaalka Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Iyo Wacdarihii Ay Dhigeen Xuskii Debaaldega 18may! Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee JSL Axmed Yusuf Yaasiin oo ka Hadlay Xukunkii Dilka Ahaa Ee lagu Rid... Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo ka Warbixiyay Qaabkii Ay Udamiyeen Dabkii Ka Kacay Magaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|