|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Jsl Oo Ansixiyay Xeerka Isa saarka Doorashooyinka Somaliland.
January 8, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ansixiyay wax ka bedelka iyo kaabista xeerka guud ee doorashooyinka Somaliland (xeer 91) kaas oo isbedelka ugu weyn lagu sameeyay uu yahay in cod hal dheeri ururradu ku soo baxaan halka markii hore xeerku sheegayay in ururkii hela 20% lixda gobol ee Somaliland uu soo baxayo. Sidoo kale Golaha Guurtidu waxa ay ansixiyeen wax ka bedel iyo kaabista Xeerka xisbiyada iyo Ururrada (xeer 14). Guud ahaan xeerarka la ansixiyay ayaa sheegaya in Doorashooyin isa-saaran Somaliland ka dhacaan kuwaas oo madaxtooyada iyo Ururraduba ka qayb-qaadanayaan. Related posts:Rashiid jaamac dhari “Sheekhul Axmar” Oo Soo Bandhigay Xaqiiqada Arinta Ka Taagan Laascanood, Luuqa... DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Shir waynaha Jaaliyadaha Somaliland Oo Ka Qabsooma... “Waxan Mahad Gaar Ah Udirayaa Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Iyo Wax Garadka Laascaanood, Ee Iska Fa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|