|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay UGudbisay Warqad Ku Saabsan Heshiiskii Is Afgarad Ee Ay La Gashay Somaliland.
January 27, 2024 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa golaha amaanka ee Qaramada Midoobay Udirtay Warqad ay kaga hadlayso heshiiskii is afgarad ee ay la gashay Somaliland kaasi oo kaga bixisay faah faahin la xidhiidha muhiimada uu heshiiskani uleeyahay geeska Africa. Sidoo kale Dawlada itoobiya ayaa qaramada midoobay ugu baaqday in ay la socdaan islamarkaana khilaafka udhexeeya somaliya iyo itoobiya ay ku hawlan yihiin ururka Igad islamarkaana ay diyaar utahay wada hadal la xidhiidha khilaafkan Dhanka kale dawlada itoobiya ayaa sheegtay in heshiiska Somaliland iyo itoobiya uu waafaqsan yahay shuruucda caalamiga ah..
Related posts:Daawooyin Iibinteedu Mamnuuc Ka Yihiin Dunida Oo Aad Ka Hellayso Goobaha Adeegyadda Caafimaadka e... Daawo: Hor Dhaca Su’aalaha Adag Ee Bulshadu La Boobtay Mujaahid Muuse Biixi Cabdi “Shaanidii Hargeys... Madaxwayne Cabdiwali Gaas Oo ka Horyimid Go,aankii Somaliya Dawlada Emaraadkana ka Codsaday In Ay Si... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|