|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Faah Faahin Dheeraad Ah Ka Bixisay Heshiiska Ay La Gashay Somaliland!
January 3, 2024 - Written by Editor:Addis Ababa (W,N)-War-saxaafadeed ay soo saartay dawladda Itoobiya ayaa faahfaahin buuxda lagaga bixiyey heshiiska badda ee ay la gashay Somaliland, kaas oo Isniintii ay magaalada Addis Ababa ku kala saxeexdeen Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Itoobiya ayaa waxa ay sheegtay, in heshiiska ay la gashay Somaliland uu ku saabsan yahay waxyaabo badan oo dhinaca iskaashiga ah, sida dhaqaalaha,Siyaasada, Milatariga, Sidoo kale ayaa cadaysay in ay Somaliland u aqoonsanayso dawlad madaxbanaan taasi oo wasiirkeeda ariaha dibada warbaahinta ka sheegay. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo: “Buurmadoow Waxaan Leeyahay Hadhuudh Kayaga Ayaa Sidii Ciidanka U Safan”..Caaqil Dayib Cabdi ... “Madaxwaynaha Waxaa Looga Fadhiyaa, In Golaha Wakiilada Oo Maanta Aanay Jirin Wax Kale Oo Lagu Sheeg... Safarkii Guusha Somaliland Ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) . War-murtiyeed Maayarka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|