DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Yuusuf Cilmi Ayaanle. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Yuusuf Cilmi Ayaanle.
January 16, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay marxuum yuusuf cilmi ayaanle oo maalintii shalay ku geeriyoody maagalada adis ababa

Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada madaxdhaqameed, waxgarad iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

COMMENTS
LINKS