|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ciidanka Badda Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Ay Si Buuxda Gacanta Ugu Hayaan, Ammaanka 850km Oo Gacanka Cadmeed Ka Tirsan”Wasiirka Warfaafinta Jsl
January 12, 2024 - Written by Editor:“Ciidanka Badda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay si buuxda gacanta ugu hayaan ammaanka 850km oo Gacanka Cadmeed ka tirsan. Ciidankeennu waxa ay ilaaliyaan ganacsiga caalamiga ah, waligeedna kama dhicin falal budhcad-badeed ah. Su’aashu waxay tahay: Nabad-gelyada mandaqadda ma waxa la waydiiyaa Jamhuuriyadda Somaliland, mise dawladda Soomaaliya oo Muqdisho ka degan 4km oo UNSOM ilaaliso? Somaliland waa in ay qayb ka noqoto nabadgalyada mandaqadda. Qofkii si kale u fikira wuu luminayaa.” Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland ahna Afhayeenka xukuumada Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan). Related posts:Boqor Buurmadow Oo Sheegay In Xukuumada Somaliland Ku Fashilantay Xalinta Xaalada Laascanood, Madaxw... Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabay Xubno ka mid ah Maamullada Gobollada Qaar Iyo Garabka Dhal... Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Qayb Galay Xuska Sanad Guuradii 24-Aad Ee Kasoo Wareegtay Aasaskii Ciidam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|