|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Iyo Xogo Muhiim Ah Oo Uu Bulshada u Iftiimiyay
December 15, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Abwaan xasan saleebaan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada jsl ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhidha xeerkii isasaarka doorashooyinka ee guurtida horyaala oo uu kamid ahaa gudidii soo curisay Sidoo kale xildhibaan xasan ayaa wax laga waydiiyay qabsoomida doorashada, dagaalada bariga iyo duruufaha siyaasadeed ee xiligan Somaliland ku xeeran. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Maamulka Puntland Oo Aad Ugu Fadallo Dheer Inuu Somaliland Hab Beelaysan Dhul Kaga Qaato, Waxan Lee... Kooxo Dilaaliin Ah Oo Hargeysa Ka Raray Agab Caafimaad Muhiim U Ah Xaaladda Maanta Oo Ay U Daabuleen... Prof; Cabdisalaan Yaasiin Oo Sheegay In Biyaha Dawlada Jabuuti Kala Soo Baxayso Xeebta Somaliland Uu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|