|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Iyo Xogo Muhiim Ah Oo Uu Bulshada u Iftiimiyay
December 15, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Abwaan xasan saleebaan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada jsl ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhidha xeerkii isasaarka doorashooyinka ee guurtida horyaala oo uu kamid ahaa gudidii soo curisay Sidoo kale xildhibaan xasan ayaa wax laga waydiiyay qabsoomida doorashada, dagaalada bariga iyo duruufaha siyaasadeed ee xiligan Somaliland ku xeeran. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Akhriso Nuxurka Kulan Hargeysa Ku Dhex Maray Wafti Ka Socda Maraykanka Iyo Gudoomiyaha Komishanka Do... Dawladda Somaliland Oo Jawaab Cad ka Bixisay Faragelinta Qaawan Ee ay Xukuumadda Xamar ku Hayso Qa... DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Si Heer Sare Ah U Soo Dhaweysay Wefti Madaxdhaqameed Ah Oo Ka Soo Jee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|