HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan/Sheekh siciid sokeeye oo kamid xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay colaad laba beelood ee kazoo cusboonaatay gobolka sanaag iyo shirkii lagu soo afjaray dirirtii beelaha deegaanka cali saahid ee gobolka togdheer.