|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Xeerka Ciidamada Qaranka Ee Ay Goluhu Ansixiyeen Iyo Muhiimada Uu Uleeyahay Askarta!
December 24, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje gudoomiyaha gudida Arimaha Gudaha ee golaha wakilada ayaa soo dhaweeyay xeerka ciidamada qaranka ee ay maanta ansixiyeen golohoogu isagoo hambalyo udiray ciidanka qaranka sheegayna in uu faa,iido wayn uleeyahay ciidamada qaranka eek ala duwan kaasi oo kor uqaadaya shaqaalaha ay helayaan oo askari sarkaal ilaa taliyaha ukordhinaya mushaharkii ay qaadan jireen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Warbaahin Ka Socotay Dalka Taiwan Oo Booqasho Kusoo Maray Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Waxyaabaha... “Goboladii kale Ee Aanu Soo Marnay Midwaliba Waxay Dadku Noo Dhiibayeen Waraaqo Xidhan..”Wasiirkuxig... Masuuliyiin Ka Socda Xukuumada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Goobta Loo Raray Qoysaskii Deganaa Wadadda 15... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|