Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Sheegay In Xirfadii Rayislaha Ee Beeshiisa Caanka Ku Ahayd Loogu Yimid! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Sheegay In Xirfadii Rayislaha Ee Beeshiisa Caanka Ku Ahayd Loogu Yimid!
December 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad jaamac batuun oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada kuna matala beesha gaboose ayaa sheegay in xirfadii kaliye ee beeshiisu gaarka ulahayd loogu yimid taasi oo ay hada ka qaadeen dad ajaanib ah.

HA;KAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS