|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xidhahayagu Waa Dir Iyo Hawiye, Garxajis Dhinacayga Ayuu Fadhiisanayaa, Oo Waa Walaalahayo” Sul. Siciid Ducaale.
December 3, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaan siciid ducaale oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland gaar haab madaxda dhaqanka ee beesha habar jeclo ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeedhay garaarada dhulbahante kaasi oo la xidhiidhay colaada udhaxaysa habar jeclo iyo huwanta daarood ee dagaalka kusoo qaaday deegaanada beesha habar jeclo Sidoo kale suldaan siciid ayaa sheegay in aanay beesha garxajis ahayn xidhahooga balse ay yihiinwalaalooga dhinac fadhiisanaya iyga isagoo sheegay in xidhahoogu noqon doono beelaha direed iyo hawiye. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Warbixiyay Safarkiisii Jig Ji... ''Hogaan Xumadii Xiligaa Ina Haysatey Ayuunba Iminka Ina Haysata...''Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ... DAAWO; Warbixino Laga Diyaariyay Taariikh Nololeedkii Weriye Axmed Xasan Cawke Iyo Xogwaranka Saaxii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|