HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo duruufaha ku xeeran
Sidoo kale xildhibaan maydhane ayaa sheegay in xeerka cusub ee isasaarka doorashooyinku uu yahay xalka ugu wayn ee khilaafka Somaliland kaasi oo lagaga badbaadi karo murankii qabsoomida doorashooyinka.