“Xeerka Cusub Ee Doorashooyinku Waa Xalka Ugu Wayn Ee Somaliland.” Xil. Mukhtaar Maydhane. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xeerka Cusub Ee Doorashooyinku Waa Xalka Ugu Wayn Ee Somaliland.” Xil. Mukhtaar Maydhane.
December 3, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo duruufaha ku xeeran

Sidoo kale xildhibaan maydhane ayaa sheegay in xeerka cusub ee isasaarka doorashooyinku uu yahay xalka ugu wayn ee khilaafka Somaliland kaasi oo lagaga badbaadi karo murankii qabsoomida doorashooyinka.

COMMENTS
LINKS