Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.
December 7, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka cusub wasaarada beeraha somaliland  Axmed Maxamed Habane oo dhawaan uu magacaabay madaxwaynaha somaliland ayaa maanta soo dhawayn loogu sameeyay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley

Waxaana soo dhawaynta hormuud ka ahaa maayarka magaalada gabiley mudanayaal katirsan golaha deegaanka iyo masuuliyiin kala duwan ee gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS