|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo Sheegay In Muuse Biixi Iyo Xasan Sheekh ay ka Wada Hadli Doonaan Sidii Dib Uheshiisiin Loo Samayn Lahaa!
December 28, 2023 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Daa’uud Aweys oo qoraal kooban ku soo qoray bartiisa X (Twitter) ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Somaliland ay ka wada hadli doonaan sidii xal looga gaadh khilaafka labada dhinac iyo sidii dib u heshiisiin loo samayn lahaa. Arrinka dib u heshiisiinta ayaa ah mid si weyn uga soo hor jeeda siyaasadda Somaliland tan iyo markii 1991 kii ay ku dhawaaqday in ay gaar uga baxday Jamhuuriyaddii Soomaaliya.
Related posts:Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Magaalo Xuduudeedka Wajaale Ku Qaabiley Wafti Saraakiil Cii... Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Shir Beeleed Ay Qabsanayaan Beelaha Dega Gobolada Sool, Sanaag Iyo Cayn Daawo:Wasarada Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadashay Xaaladihii U Danbeeyay Ee Shuban Biyoodka Ka D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|