Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Markii Uhoraysay Ka Hadlay Qodobadii Kazoo Baxay Shirkii Beeshiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Markii Uhoraysay Ka Hadlay Qodobadii Kazoo Baxay Shirkii Beeshiisa!
December 22, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland cabdiqani maxamuud caateeye ayaa markii uhoraysay shirkii beeshiisu ku qabsatay deegaanka jidhi ee gobolka salel iyo qodobadii ay kazoo saareen,

Sidoo kale wasiir caateeye ayaa iska difaacay eedo loogu jeediyay qodobadii shirkaasi kazoo baxay oo colaad ka dhex abuuray beelaha wada dega gobolka selel isagoo sheegay in beeshiisu cidna duulaan ku ahayn balse ay iyagu xisaabtameen,.

 

COMMENTS
LINKS