Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ceel Biyood ka Dhagax Dhigay Deegaanka Laalays Oo Katirsan Gobolka Maroodi Jeex | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ceel Biyood ka Dhagax Dhigay Deegaanka Laalays Oo Katirsan Gobolka Maroodi Jeex
December 3, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada horumarinta biyaha somaliand saleebaan cali koore ayaa deegaanka laalays oo katirsan degmada farowayne ee gobolka maroodi jeex ka dhagax dhigay ceel biyood kaasi oo ay baahi wayn uqabtay bulshada ku dhaqan deegaankaasi.

COMMENTS
LINKS