|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Warbixiyay Xaalado Abni Oo Kasoo Korodhay Marinka Bada Cas.
December 19, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa ka warbixiyay xaaladaha abni ee kazoo kordhay marin biyoodka bada cas ee ay Somaliland ku laalayso kaasi oo mudooyinkii udanbeeyay ka socdeen weeraro xuutiyiin ay ku qaadeen maraakiibtii maraysa kuwaasi oo badi joojiyay in ay maraan babul madabka iyo doorka ay ku leedahay Somaliland Sidoo kale wasiir kaahin ayaa ka hadlay saamaynta uu keeni karo hubkii loo fasaxay somaliya maadama aanay jirin dawlad adag oo ilaalin karta in aanu hubku gacantooda ka bixin.
Related posts:Daawo:Nabadiidka Buuhoodle Oo Nidar Ku Maray In Aanu Cali Khaliif Iyo Xaglo Toosiye Soo Gali Karin M... Wasaarada Warfaafinta JSL Oo Idaacada Quraanka Kariimka Ah Oo Hoostagta Radio Hargaysa Ka Hirgaliyay... Mudanayaal Ka Tirsan Gollaha Guurtidda Somaliland Oo Soo Dhigay Mooshin Ka Dhan Ah Muddo-Xileedka X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|