HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa sheegay in ay Dawo Uheleen Xanuunada Kansarka Iyo Macaanka taasi oo ay baahi wayn uqabeen shacabka Somaliland ee la nool xanuunadani.
Sidoo kale agaasimaha Guud ee wasaarada caafimaadka ayaa ka hadlay xanuunka xumada oo dad badan soo ridatay iyo waxyaabaha keena.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;