Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Maayarka Caasimada Iyo Xogo Xasaasiyay Uo Uu Bulshada U Iftiimiyay!
December 9, 2023 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Maayarka casimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lala waydiiyay cabashada bulshada ee in la iibiyay wadoyin suuqa waaheen dhexmara
Sidoo kale maayar mooge ayaa sheegay in ay soo mareen caqabado badan kuwaasi oo uu kaga gudbay dul qaad.