Waftigii Badhasaabada Awdal Iyo Selel Oo Gaadhay Degmada Garbo Dadar Iyo Heshiish Ay Dhex Dhigeen Beelaha Wada Dega. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Badhasaabada Awdal Iyo Selel Oo Gaadhay Degmada Garbo Dadar Iyo Heshiish Ay Dhex Dhigeen Beelaha Wada Dega.
December 22, 2023 - Written by Editor:

SAYLAC(W,N)-Wafti uu hogaaminayay badhasaabka gobolka awdal oo ay weheliyeen badhasaabka gobolka salel iyo xubno iskugu jira madaxdhaqameed iyo siyaasiyiin oo maalmihii udanbeeyay safar nabadayn ah ku marayay gobolka selel ayaa maanta gaadhay degmada garbo dadar ee gobolka salel halkaasi oo ay kulan iskugu keeneen beelaha wada dega oo mudooyinkii udanbeeyay warbaahinta isku mariyay hadalo colaad hurin kara

Waftigan  ayaa heshiish nabadeed dhex dhigay beelaha walaalaha ah ee wada dega degmada garbo dadar kuwaasi oo aykula dardaarmeen in ay wada ilaashadaan wada jirkooga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS