|
|||||
WAJAALE NEWS
“Wadooyin Suuqa Waaheen Ku Yaala Oo la Iibiyay Majiraan, Aniguna Xilkan Umaan Iman, In Aan Wadooyin Iibiyay” Maayar Mooge.
December 7, 2023 - Written by Editor:“Hadaan Ahayn Maayarkii Caasimada, Ma Ihi Qofkii Loo Tuhmi Lahaa Ama Lagu Dhaliili Lahaa, In Uu Dhul Iibiyay Ama Wado” Maayar Mooge.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa markii Uhoraysay ka hadlay wararka sheegaya in dawlada hoose ee hargaysa iibisay wadooyinka dhexmara suuqa waaheen ayaa gabi ahaanba beeniyay in la iibiyay wado ku taala waaheen Sidoo kale maayar mooge ayaa dhaar ku maray in aanu kursigan u iman uu iibiyo xoolaha umada islamarkaana aan laga filaynin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalada Tog-Wajaale oo Ka Deyrinaya Biyo La´aan Culus oo Soo Foodsaartey iyo ... Xaafada State Houseka Ee Magaalada Hargaysa Oo Hay'ada NRC Gaadhsiisay Deeq Mucaawinimo Ah +Gudoomiy... Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Wada-hadal Dhexmaray Wakiilka Midowga Yurub Uqaab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|