Ururka Solja Oo Soo Saaray Shuruudaha Looga Baahan Yahay Dadka Utartamaya Hogaanka Ururka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Solja Oo Soo Saaray Shuruudaha Looga Baahan Yahay Dadka Utartamaya Hogaanka Ururka!
December 24, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida Qaban qaabada shirwaynaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa soo saaray Shuruudaha looga Baahan yahay qofka utartamaya hogaanka ururka sida gudoomiyaha, gudoomiye kuxigeenka, xoghayaha ururka iyo xubnaha boodhka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS