Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Qodobadii Ay Soo Saareen Beesha Habar Jeclo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Qodobadii Ay Soo Saareen Beesha Habar Jeclo.
December 1, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaan guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdilaahi ayaa soo dhaweeyay qodobadii kazoo baxay shirkii beesha habar jeclo isaga oo sheegay in barbar taagan yihiin islamarkaana beesha habar jeclo tahay beeshii xalka uheshay khilaafkii doorashooyinka dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS