Suldaan Lagu Caleemo Saaray Magaalada Berbera Oo Kulmiyay Badi Madaxda Dhaqanka Iyo Siyaasiyiinta Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Lagu Caleemo Saaray Magaalada Berbera Oo Kulmiyay Badi Madaxda Dhaqanka Iyo Siyaasiyiinta Somaliland
December 27, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Munaasibada caleemo saarka suldaan beesha muuse cabdale ayaa maanta lagu qabtay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera.

Munaasibada caleemo saarkan suldaankan ayaa kulmisay badi madaxdhaqameedka somaliland iyo siyaasiyiinta dalka halkaasi oo laga jeediyay khudbado la xidhiidha xaalada siyasadeed ee somaliland.

DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS