|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Mashruuca Ka Jawaabida Xaaladaha Deg Deg Ah.
December 13, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dawlada somaliland iyo dhigeeda dalka taiwan ayaa kala sexeexday heshiishka mashruuca ka jawaabida xaaladaha deg deg ah oo ay meelgalinayso dalka tiawan. Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland oo ka hadlay muhiimada uu dalka uleeyahay mashruuca ka jawaabida xaaladaha deg deg ah Sidoo kale wakiilka somaliland ufadhiya dalka taiwan ayaa ka hadlay mashruucan oo uu maalgalinayo dalkiisu. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Waxaan Leeyahay Wasiir Cali Mareexaan Waxaa Lagaa Rabaan Sidii Qarankani Biyo Ku Heli Lahaa,Wajaale... Cod Sir Ah-Kulan Madaxtooyada Ku Dhexmaray Masuuliyiinta Beesha Dhulbahante,Doodihii Lays Waydaarsad... Xisbiga Wadani Oo Markale Ka Hadlay Xadhiga Gen Jaamac Doolaal, Sheegayna In Loo Sameeyey Eedo Malo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|