Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya.
December 12, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Siyaasi/Ganacsade Maxamed cabdilaahi Bookh oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ee kazoo jeeda gobolka Gabiley ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha xaalada Siyaasadeed ee dalka,

Sidoo kale siyaasi Bookh ayaa talooyin muhiim ah usoo jeediyay hogaanka xisbiyada mucaaridka ah ee waddani oo uu kamid yahay

Dhanka kale siyaasi bookh ayaa ka hadlay shir uu dhaqaalihiisa bixinayo uu suldaanka guud ee subeer awal ugu baaqay in uu beesha uqabto, guri uu hargaysa ku lahaa ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo uu sheegay in uu isagu kala wareegay halka uu ku danbeeyay.

COMMENTS
LINKS