|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Oo Shirkii Jabuuti Kusoo Bandhigay Waxyaabo Badan Oo Somaliland Ay Ka Baran Karaan Madaxda Somalidu!
December 19, 2023 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir jirde oo kamid ah siyaasiyiinta rugcadaaga ah ee Somaliland oo dalka jabuuti kaga qaybgalay shirka Macahadka Heritage ayaa siqotodheer uga hadlay qaabkii loo nabadeeyay Somaliland markii ay dalka qabsatay jabhadii S,N,M Oo iyagu nabad waarta dhex dhigay beelaha wada Somaliland oo qaarkood taageersanayeen taliskii siyaad bare ee xukunka xooga lagaga tuuray Sidoo kale siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa ka hadlay doorashooyinka ka dhaca maamulada somalida iyo waxa ay maamulka punthland kaga duwan yihiin kuwa kale Dhanka kale siyaasi jirde ayaa ka waramay waxyaabaha ay somaliya kaga danyan karo Somaliland iyo caqabada ay xisbiyada kooban ee Somaliland ku yihiin siyaasiyiinta dalka. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:"Umad Aan Lahayn Maktabad Qaran Waxay Ku Tusinaysa Inay Qaranimadoodii Wax Ka Dhiman Tahay...Waxa Lo... Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Agaasimaha Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Was... DAAWO; Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Jabuuti Iyo Arimaha Ay Ka Wada hadleen... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|