|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Oo Shirkii Jabuuti Kusoo Bandhigay Waxyaabo Badan Oo Somaliland Ay Ka Baran Karaan Madaxda Somalidu!
December 19, 2023 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir jirde oo kamid ah siyaasiyiinta rugcadaaga ah ee Somaliland oo dalka jabuuti kaga qaybgalay shirka Macahadka Heritage ayaa siqotodheer uga hadlay qaabkii loo nabadeeyay Somaliland markii ay dalka qabsatay jabhadii S,N,M Oo iyagu nabad waarta dhex dhigay beelaha wada Somaliland oo qaarkood taageersanayeen taliskii siyaad bare ee xukunka xooga lagaga tuuray Sidoo kale siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa ka hadlay doorashooyinka ka dhaca maamulada somalida iyo waxa ay maamulka punthland kaga duwan yihiin kuwa kale Dhanka kale siyaasi jirde ayaa ka waramay waxyaabaha ay somaliya kaga danyan karo Somaliland iyo caqabada ay xisbiyada kooban ee Somaliland ku yihiin siyaasiyiinta dalka. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Wasiir Cabdilaahi Abokor Iyo Arimo Xasaasiya... "Waxa Aanu U Arkaynaa Ujeedo Gooniya, Oo Shacbiga Lagu Kicinaayo Joojinta Qaadka"Gudoomiyaha Jimciya... Tirada Dadka Somaliland lagu xidhay Sannadkii Dhamaaday Iyo Talooyinka Loo Soo Jeediyey Xukuumadda T... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|