Shirka Nabadaynta Beelihii Dirirtu ku Dhexmartay Deegaanka Cali Shaahid Oo Ka Furmay Magaalada Burco Iyo Waxyaabaha Ay Isku Waydaarsadeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirka Nabadaynta Beelihii Dirirtu ku Dhexmartay Deegaanka Cali Shaahid Oo Ka Furmay Magaalada Burco Iyo Waxyaabaha Ay Isku Waydaarsadeen.
December 12, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Shirka nabadaynta beelihii dirirtu ku dhexmartay deegaanka cali saahid ee Gobolka Togdheer ayaa maanta ka furmay magaalada burco kaasi oo ay kazoo qaybagaleen madaxdhaqameedka beelihii dirirtu dhexmartay ee Habar yoonis iyo ciise muuse

Sidoo kale laadan beelood ayaa iswaydaarsaday lacag mag ah iyo hub ay kala haysteen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS