Sh, Maxamed S. Saaweer Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay in Xariirad Ay kazoo Yeedho Kelmada Gala Dagaalku! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sh, Maxamed S. Saaweer Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay in Xariirad Ay kazoo Yeedho Kelmada Gala Dagaalku!
December 8, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Sheekh Maxamed Siciid saaweer oo kamid ah culimada gobolka awdal ayaa salaadii jimce ee maanta masjidka magaalada boorama kaga hadlay muhiimada ay leedahay nabadu iyo ilaalinta wada noolashaha dadka walaahaha ee abti iyo xididka ah isagoo fariin muhiim ah udiray bulshada wada degta gobolka salel oo maalmihii udanbeeyay hadalo aan wanaagsanayn isku marinayay warbaahinta.

COMMENTS
LINKS