|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Itoobiya Ufadhiya Dalka Jabuuti Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Waftigii Madax-dhaqameedka Beelaha Direed.
December 8, 2023 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Wafti balaadhan oo iskugu jira madaxdhaqameedka Iyo Aqoonyahan ka socda beelaha direed oo labadii cisho ee udanbeeyay safar ku joogay caasimada dalka jabuuti ayaa waxaa caawa casho sharaf ku maamuusay safiirka dalka itoobiya ufadhiya jabuuti.
Munaasibad uu safiirku ku qaabiley madaxdhaqameedka beelaha direed ayaa dhinaca kale waxa ay isku xogwarayseen xaalada geeska iyo dadaalada ay madaxdhaqameedku ugu jiraan sidii ay iskugu xidhi lahaayeen beelaha direed ee dega dalalka geeska africa.
Related posts:DAAWO;-Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Madax Ka Socota Wasaarada Maali... Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Somaliya Oo Hakiyay Ku Dhawaaqista Natiijada Kursigii Uu Ku G... Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may Ee Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Udiyaar Garowga Munaasibada Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|