|
|||||
WAJAALE NEWS
Reer Gabilayoow Dawlada Waxba Kamaynu Cunine, Lafaha Yaan Laynoogu Imanin, Madaxwaynaha Waxaan Leeyahay…”Xil. Cabdi Cali.
December 11, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdi Cali Xirsi oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka degmada gabiley ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu marayo dalku isagoo sheegay in xukuumada madaxwayne biixi ku fashilantay hogaamintii dalka islamarkaana dariiqa qudha ee maanta ubaanin uu yahay in uu doorashada qabto Dhanka kale xildhibaan cabdi cali ayaa sheegay in 10xldhibaan oo kamid ah golaha deegaanka gabiley ay ku biireen xisbiga waddani, reegabileyna maanta ucodaynayaan isbadal ka dhaca dalka somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Balan Qaaday Dhul Guryo looga Dhisi Doono Fanaaniinta Reer Somalilan... DAAWO;-Cabdi Good Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Kala Duwanaanshaha Somaliland Iyo Somaliya, Eedo Culu... Sarkaal ka tirsan ciidanka laanta socdaalka oo dhawac u gaystay taliyahii saldhiga qudhac dheer ee m... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|