Reer Gabilayoow Dawlada Waxba Kamaynu Cunine, Lafaha Yaan Laynoogu Imanin, Madaxwaynaha Waxaan Leeyahay…”Xil. Cabdi Cali. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Reer Gabilayoow Dawlada Waxba Kamaynu Cunine, Lafaha Yaan Laynoogu Imanin, Madaxwaynaha Waxaan Leeyahay…”Xil. Cabdi Cali.
December 11, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdi Cali Xirsi oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka degmada gabiley ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu marayo dalku isagoo sheegay in xukuumada madaxwayne biixi ku fashilantay hogaamintii dalka islamarkaana dariiqa qudha ee maanta ubaanin uu yahay in uu doorashada qabto

Dhanka kale xildhibaan cabdi cali ayaa sheegay in 10xldhibaan oo kamid ah golaha deegaanka gabiley ay ku biireen xisbiga waddani, reegabileyna maanta ucodaynayaan isbadal ka dhaca dalka somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS