|
|||||
WAJAALE NEWS
Reer Boorama Oo Gaadhi Qaaliya Gudoonsiiyay Wasiirkii Xilka Lagaga Qaaday Shacabkayga Ayaan La Dareen Ahay.
December 10, 2023 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Qaarkamid ah aqoonyahanka iyo ganacsatada reer Boorama ayaa gaadhi qaaliya gudoonsiiyay wasiirkii hore ee wasaarada maalgashiga oo xilka madaxwayne biixi kaga qaaday hadal uu ka yidhi madal aroos oo ahaa waxan la dareen ahay tabashada ay qabaan reer awdal Munaasibadan loo qabtay wasiirkii hore ee wasaarada maalgashiga Somaliland oo ay kazoo qaybgaleen siyaasiyiinta iyo qaybaha kala duwan ee shacabka ku dhaqan magaalada boorama ayaa lagu gudoonsiiyay gaadhi V8 Ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’; Related posts:Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland oo Dharkii Ciida Gudoonsiisay Caruurta Darbi Jiifk... DAAWO;-Qareenada Udoodaya Xildhibaanada Xidhan Ee Gabiley Oo Sharci Daro Tilmaamay Rumaanka Ay Maxka... Afhayeenka Madaxwaynaha Jsl Oo Tahli Kari Waayay In Uu Jawaab Ka Bixiyo, Cida Bixisay Amarka Lagu Xi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|