Mujaadihiin Ka Dayriyay Xaalada Siyaasadeed Ee Wakhtigan Ay Ku Sugan Tahay Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mujaadihiin Ka Dayriyay Xaalada Siyaasadeed Ee Wakhtigan Ay Ku Sugan Tahay Somaliland.
December 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah aas aasayaashii SNM Iyo halgamayaashii xoreeeyay jamhuuriyada Somaliland ayaa si adag uga hadlay xaalada siyaasadeed ee ay ku sugan tahay Somaliland kuwasi oo baaqyo kala duwan udiray siyaasiyiinta dalka, ganacsatada iyo shacabka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS