Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Deegaanka Goroyo Cawl Loogu Sameeyay Marxuum Xasan Halas, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Deegaanka Goroyo Cawl Loogu Sameeyay Marxuum Xasan Halas,
December 11, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliand ayaa ka qaybgalay aas qaran oo deegaanka goroyo caw lee gobolka awdal loogu sameeyay Marxuum Xasan halas oo kamid ahaa odoyaasha gobolka awdal kana mid ahaa golihii deegaanka boorama ee lasoo doorto.

COMMENTS
LINKS